Nin si xeeladaysan dad badan u laayey si Suuq loogu helo naxashka Meydadka lagu aaso

Ciidanka Booliska Jasiiradda Sicily ee dalka Talyaaniga ayaa xiray nin ka shaqeeya gawaaridda gurmadka deg dega ah ee ambalaasta oo looga shakiyay inuu dad dilay, arrintaasna lacago kaga qaatay goob naxashyada lagu iibiyo. Ninkan ayaa la sheegay inuu hawo kaga duray xididda ugu yaraan saddex ruux oo qaba xanuunno aan la daweyn karin oo guryahooda … Continue reading Nin si xeeladaysan dad badan u laayey si Suuq loogu helo naxashka Meydadka lagu aaso